
Jaamicadda Telematic University UNINETTUNO iyo Kuliyadaha ay bixinayso.
Jaamacadda Caalamiga ah ee Telematic UNINETTUNO, oo lagu aasaasay wareegtadii 15-kii Abriil 2005 ee Wasaaradda Tacliinta Talyaaniga waxay bixisaa Kuliyaddo waxbarasho oo Shahadooyinkeeda laga aamisan yahay Talyaani, Yurub iyo Wadammada.
Shahaadooyinkaas waxaa ka mid ah Bachelor ( 3 sanno) iyo Master ( 1 sanno)
Jaamicadda xarunteeda waxay ku taala dalka Talyaaniga, Koorsooyinka qaarkoodna waxay ku bixisaa Online, Kaarsooyinkaas waxaa ka mid ah:
Online Three-Year Degree Courses run by UNNETTUNO: