Overview
WEEDO: SHAQO BANAAN
MAAREEYAHA WARSHADDA NEW FURAAT WATER COMPANY
WARBIXIN KOOBAN
Shirkadda New Furaat Water Company, waashirkadd sigaara loo leeyahay oo kutaala magaaladda Gaalkacayo, Puntland , SomaIlya.
Shirkaddu waxay sifeysaa biyaha. Waxayna u iibgeysaa dhamaan goboladda dalka oo dhan
Shirkaddu waxay soosaartaa biyaha la cabo oo fuustooyin kujira oo jumlo loo gado iyo kuwo caagadaysan oo dhawr nooc ah.
Shaqada laga rabo Maamulah;
- Dejinta qorshe hawleedka warshadda New Furaat
- Wuxuu masuul ka yahay yoolka wax soosaarka warshadda
- Wuxuu masuul ka yahay fulinta sharciyadda u degsan warshadda
- Waa in uu isku xiraa ,qaybaha shirkadda ee wax soosaarka iyo iibka Soo xulidda iyo tababarka shaqaalaha warashadda
- Hogaaminta shaqaalaha warshadda si loo gaaro hadafka wax soosaar iyo lib Hubinta daryeelka iyo nadaafadda warshadda
- Maamulka shaqada iyo shaqaalaha shirkada
- Xariir wanaagsan waa in uu la sameeyaa rnacaamiisha shirkada
- War bixin todobaadle ah iyo mid bile ah waa in uu qoraa, siiyaana madaxda maamulka shirkada.
Siddee loo codsadaa:
Documentskaaga sida Curriculum Vitae, Cover letter iyo xogta kale u dir emailkaan: dalas2@hotmail.com / CC: info@sea.so