Overview

Save the Children Garowe – Boosaskaan badankooda dhinaca shuruudaha waa isaga mid, dhamaantood waxaa la iska rabaa bachelor degree ee dhinaca Procurement/Logistics, Balse xitaa hadaa haysto Business Administration, khibradna leedahay waad codsan kartaa.  Sharuudaha iyaggoo faahfaahsan hoos ka akhriso

  1. National Chain Officer – Transport and Fleet – Bachelor degree in Procurement/Logistics, dhinaca khibradana 3-5 sanno. https://sea.so/job/supply-chain-officer-transport-and-fleet-management-focal-point/
  2. National Chain Officer – Inventory and Assets – Bacheor Degree in Procurement/Logistics dhinaca khibradana 3-5 sanno. https://sea.so/job/national-supply-chain-officer-garowe/
  3. National Supply Chain Coordinator – Bachelor degree in Procurement/Logistics, dhinaca khibradana 5 sanno wax ka badan. https://sea.so/job/national-supply-chain-coordinator-garowe/
  4. Supply Chain Director – Bachelor Degree/Master in Procurement/Logistics, khibradna 5-8 sanno. https://sea.so/job/supply-chain-director-garowe/

Fiiro Gaar ah: Hadaa leedahay khibrad xitaa ah 1 sanno balse aad u soo shaqaysey Urur/Hay’ad fiican waad codsan kartaa shaqooyinka Officers-ka ee kore.

Dhamaan Shaqooyinka Application process-ka waa ONLINE, shaqokasta waxaa la socda link kaasoo kugaynaya meesha laga codsan. Guulayso!