Overview

Bandhig

Jaamicadda Umma Soomaaliyeed waxay raadinayaa Macalimiin dhigi karra Maadooyinkaan hoos ku qoran

  • Professional Ethics and responsibilities
  • Environmental Law
  • English Language

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA

  1. Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo
  2. Waa in uu kusoo qaatay maadada uu soo codsanaayo heerka 2aad iyo heerla 3aad ee jaamacadda.
  3. Maadadaas waa in ay ka muuqtaa transcripts ka soo codsadaha.
  4. Qofka Soo codsanaaya maadada Professional Ethics and responsibilities Waa in uu heystaa shahadda 2aad iyo 3aad ee heerka wax barasho takhasuska Qaanuunka good, Qaanuunka Maamulka iyo Dastuurka. Bachelor of Public Law or Bachelor of Administrative Law, Bachelor of Constitutional Law. and Master of Public Law and PHD. Master of Administrative Law and PHD, or Bachelor of Constitutional Law and PHD.
  5. Qofka soo codsanayo maadada Environmental Law Waa in uu heystaa ugu yaraan shahadda heerka 2aad iyo 3aad ee heerka wax barasho takhasuska Qawaaniinta Caalamiga iyo qawaaniinta Deegaanka (Bachelor and Master of Environmental Laws or Bachelor and Master of International laws.)
  6. Celcliska Buundadiisa/da waa in CGPA uuna ka yareeyn [B+].
  7. Qofka soo codsanayo Maadada English ka Waa in uu heystaa ugu yaraan shahadda 2aad iyo 3aad ee heerka wax barasho takhasuska English Linguistics or English Literature (Bachelor and Master of English Linguistics or English Literature.
  8. Waa in uu leeyahay ugu yaraan 4sano oo khibrad Macalinimo ah oo ah heer jaamacadeed.
  9. Waa in uu diyaar uyahay inuu si buuxda ula shaqeeyo kulliyadda Qaanuunka.
  10. Waa in uu ku wanaagsanyahy Afka Engiriiska iyo kan Soomaaliya.
    Soo codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda.

Warqadda codsiga shaqada

  • CV ga codsadaha.
  • Shahaadooyinka heerka, 2aad iyo 3add.
  • Transcripts ka heerka, 2aad iyo 3aad.

Codsashaqadda

  • Soo codsadayaashu waxay Araajidooda kusoo hagaaji karaan cinwaanka hoos ku xusan.
  • Fadlan ku soo dir dhamaan dukumintiyada cinwaanka hoos ku xusan
    law@snu.edu.so

Fiira Gaar Ah

  • Araaji qabashadu waxay ku egtahay 2, January 2020. Saacadda 11:59 AM duhurnimo, xilliga Soomaaliya.
  • Goobta Shaqada: Xarunta Gahayr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS).