Overview

Jaamacadda Caalamiga ah ee Telematic UNINETTUNO, oo lagu aasaasay wareegtadii 15-kii Abriil 2005 ee Wasaaradda Tacliinta Talyaaniga waxay bixisaa Kuliyaddo waxbarasho oo Shahadooyinkeeda laga aamisan yahay  Talyaani, Yurub iyo Wadammada.

Shahaadooyinkaas waxaa ka mid ah Bachelor ( 3 sanno) iyo Master ( 1 sanno)

Jaamicadda xarunteeda waxay ku taala dalka Talyaaniga, Koorsooyinka qaarkoodna waxay ku bixisaa Online, Kaarsooyinkaas waxaa ka mid ah:

Lacagta ( Tuition Fees)

Haddaa dhiganayso Master 1 year ah, Semesterkii waxaad bixinaysaa 850 Dollar. 

Profileka Jaamicadda halkaan kala soo deg:  International Telematic University UNINETTUNO Brochure 

Ma xiisaynaysaa? Formkaan Buuxi

Haddaa Jaamicaddaan xiisaynayso, Annagaa kuu fududayn diiwaangelinta, Xogtaada halkaan noogu soodir, waannu kula soo xiriiraynaa, Halkaan xogtaada ( Contact information) noogu soo dir:
https://forms.gle/H2vxf4GcVKJTCFAa6