Overview
ABOUT COMPANY :
Cisbitaalka Magaalada Widh widh waxaa ka banaaan Laba boos oo kala ah
Agaasimaha/ Hospital director One postion
Shuruudaha
1.Waa inuu/inay haystaa shahaada Bacheler degree oo aha caafimaadka aha, Nursing, clinical officer or health service management ( Gabdh iyo wiil)
2.Waa inuu shaqaunayey ugu yaraan 3 years cusbitaal
3.Waa inuu da’ddiisu ka wayntahay 35 years
4. Waa inuu haystaa shahaaado computer, and Accounting quick books package
5. qori reports
6. waa in uu sifiican uyaqaano luuqada English
7. inuusan wax dembi aha weligii gelin
8. No qada, sigaar drugs iyo qamri
Position OT Nurse
1.Waa inuu/inay haystaa shahaada Bacheler degree oo aha caafimaadka aha, Nursing, clinical officer or ( Gabdh iyo wiil) ugu yaraan 27 sano jir
2.Waa inuu ka shaqanayey ugu yaraan 3 years cusbitaal qolka qaliiinka
3.yaqaano luuqada English
4. waa in Qorida reports ku fiican yahay
5.. inuusan wax dembi aha weligii gelin
6. No qada, sigaar drugs iyo qamri
Codsiga Shaqada – Application Process
Fadlan ku hagaaji codsigaaga shaqo ( CV, Cover letter Certificates) Siifiigaaga, waraaqda Codsiga Shaqada iyo shahaadooyinka laxidhiidha Shaqadan email Subject ga kuqor fadlan booska aad codsanaysid Tusaale Hospital Director and OT Nurse hadba kii aad codsatid .
Waxaad codsigaaga shaqo ku hagaajinaysaa Fesse@kalkaalmaternitycare.org
Codsiga Shaqadani wuxuu xidhmayaa 15th , January, 2020. Deadline