Overview
ABOUT COMPANY :
Asma beauty salon in the provision of beauty and wellness services. Its services include beauty and facial saloon, slimming center, spa and massage treatments, fitness center, and aesthetic services. It operates through the Beauty and Wellness Services; and Skincare and Wellness Products segments. The Beauty and Wellness Services segment provides beauty and wellness services. The Skincare and Wellness Products involves in the sale of skincare and wellness products. The company was founded by bosaaso especially district carmo in 2020
Asma beauty salon carmo
Waxu radin gabadha taqana cilaanka iyo make upka taso leh takhasuus 1 sano aha
Waxa laga raba sharudahana
1.inay taqano cilanka saristisa
2.wa inay timaha dabi taqana nocyo badana
3.wa inay make upka si wacan u taqana
4.wa inay dharka si wacan ugu xidhi karta carusada
5.wa inay taqana message
6.wa inay aqoon badan uledahay salonka 1 sano waxa ka badana haysata aqoona
Wakhtiga ugu danbeya 5/8/2020
Goobta.carmo
Kala xidhidh
sidee loocodsanayaa
Fadlan qofkii doonaa shaqadan CV iyo Codsigii shaqo haku hagaajiyo cinwaankan Fahiimo111@gmail.com sidoo kale qofka doonaya shaqadan wuxuu CV iyo codsigiisa shaqo gacan kadhiib ah ku hagaajinkaraa Asma beauty salon Magaalada Carma.