Overview
Bandhig
Jaamacadda Ummadda Waxa ay u baahan tahay Barayaal Cashira ka bixin kara Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada , kuwaas oo dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan:
- Range management, forage production and conservation
- Epidemiology
Shuruudaha iyo Shahaadooyinka laga doonayo codsadaha:
- Waa inuu heystaa shahaadada Master-ka ama Ph.D.
- Waa in celceliska dhibcaha (CGPA) uusan ka yareen B
- Waa in uu leeyahay ugu yaraan 2 sano oo khibrad macallinimo lanaxiriirto maadada uu soo codsanayo
- Waa in uu sifiican u yaqaan luqada English-ka (qoraal iyo ku hadal)
- Waa in uu soodiraa: –
• ARJI (Application letter)
• Taariikh nololeedka oo faahfaahsan (detailed Curriculum Vitae)
• Shahaadoyinka dhamaantood + Transcripts-kooda (Bachelor, Master iyo Ph. D.)
Sida Loo codsan
Fadlan halkaan kusoo dir. Email: Faculty_vet_husb@snu.edu.so
Mudada Arji qabashada waxa ay ku egtahay 31-01-2020