Overview

Xogta Qandaraaska oo dhan halkaan ka akhriso: Baahin-Qandaraas-Eyl-District

Tixraac: Degmada Eyl Masahaariica JPLG-2019
Gollaha deegaanka ee degmada EYL.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca
qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UNJPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha kala ah: ……
Dhismooyan kala duwan.……………

Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada EYL waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.

1. Additional for Construction of Stadium Fencing Wall (Construction of Twoadditional rooms (4m x 4m)

  • Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: _07/Oct/2019 ilaa__17/Oct/2019.
  • Gollaha deegaanka qiime ah $ 30 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
  • Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan ku xusan.
  • Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
  • Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;17/10/2019, (wakhtiga; 10:30am, Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.
  • Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 10/10/2019 waqtiga; 09:00am Goobtu Dawladda hoose/EYL si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska. Waxyaabaha la isaga baahan yahay iyo Xogta Qandaraaska oo dhan halkaan ka akhriso: Baahin-Qandaraas-Eyl-District

Nasiibku hakuu wacnaado,

Sarkaalaka waxsoo iibsiga Dawlada Hoose Ee Degmada Eyl
Abdinasir Yasin Ali
abdinasiryasina@gmail.com