Overview
Fursad Shaqo
Jaamacadda Caalamiga Horseed waxa ay raadinaysaa bareyaal dhigi kara qaybta master-ka ee jaamacadda qaybaha Master of Public Health iyo Master of Development Studies maadooyin ka soo socda:
Master of Development Studies:
- Poverty Alleviation and Development
- Gender and Development
- Sustainable Development
Master of Public Health:
- Hospital Management/Public Health Management
- Occupational & Environmental Health
- Reproductive & Child Health
- Food safety & hygiene
- Safe motherhood initiatives
- Goobta shaqada; Xarunta jaamacadda ee Taleex.
- Araaji qabashada waxay ka bilaabaneysaa 27-12-2019 kuna egtahay 30- 12- 2019.
Sharuudaha laga doonayo qofka soo codsanaayo shaqadaan:
- Baraha waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed heerka 2aad (Master) ama 3aad (PhD) (PhD qofka haysta mudnaan gaar ah ayuu leeyahay/leedahay).
- Waa inuu leeyahay ugu yaraan 3 sano oo khibrad macalinimo heerka jaamacadeed.
- Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad bare aad u sareysa ee ku aadan maadadaasi.
- Waa inuu ku hadli karaa uunna qori karaa afka Ingiriiska ka iyo Soomaaliga.
- Waa inuu soo diraa Documents kiisa oo dhamaystiran.
- Waa in uu diyaar u yahay inuu si buuxda ula shaqeeyo Xarunta Daraasaadka Sare ee jaamacadda.
- Qofka soo codsanaayo maadooyinka Development Studies waa inuu heystaa heerka 2aad ama 3aad ee waxbarasho takhasusaadka kala ah; Development Studies, International Relations, Political Science ama waxbarasho la xariirta.
- Qofka soo codsanaayo maadooyinka Public Health waa inuu heystaa heerka 2aad ama 3aad ee waxbarasho takhasusaadka kala ah; Public Health, Health Service management, ama waxbarasho la xariirta.
FG: Sida loo soo codsanaayo shaqada
Soo codsadaha waa inuu ku soo diraa documents kiisa oo dhamaystiran : CV, Warqadda Codsiga Shaqada, iyo Shahaadooyinka iyo Transcript kooda (PhD, Master, Bachelor), Email kaan hr@hiu.edu.so ka hor 30- 12- 2019 saacadda 11:59 habeennimo xilliga Soomaaliya.
- Baraha waa inuu cinwaan ugu soo dhigaa maadada magaceeda codsigiisa shaqo.
- Waqtiga oo gaaban awgii, ciddii SHORT LIST ga kusoo baxdo unbaa lala soo xiriiri doonaa.