Overview

RECRUITMENT: MALDOVA EMPLOYMENT

Somali Employment Agency (SEA)

http://sea.so

+2529067938500 (WhatsApp)

OGAYSIIS

Shirkadda Somali Employment Agency (SEA.SO) waxay raadinaysaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo aqoon iyo khibrad u leh shaqooyinka hoos ku qoran, Shaqooyinkaan waxaa looga baahan yahay dalka Maldova ( kaasoo ku yaala Bariga Yurub). Qof kasta oo ku guulaysta shaqadaan waxa la siinayaa

  1. Heshiis hal sanno ah ( One year contract)
  2. Tiket diyaaradeed oo sii socod iyo soo socod ah ( Go and Back)
  3. Meel uu seexdo iyo Cunno ( 3 waqti)

Hadda Si aad aad tartaankaan uga qaybgasho waxaa lagaaga baahan  yahay inaad soo dirsato

  1. Passport ( ugu yaraan 1` sanno waa in ay ka harsan tahay dhicidiisa )
  2. Passport photo ( 2 xabbo)
  3. CV/Resume
  4. Warbixinta Caafimaadkaaga ( Medical report) – gadaal  baad ka keeni kartaa hadda shaqada ku guulaysato

Sida loo Codsan

  • Soodirso Passport, Photo, CV/Resume, Haddaa ku guulaysato Caafimaadka waxaad ka keenaysaa gadaal.
  • Xogtaada noogu soodir: info@sea.so  iyo rounshe@gmail.com

Hoos ka akhriso Boosaska, tiradda la rabbo iyo Mushaharaadkooda

No. CategoryNo of positions Salary / Month
1Guest Relations Office6810 USD/ Month
2House Keeper11580 USD / Month
3Store Keeper ( Male /Female)12640 USD / Month
4Spa Therapist ( Male/Female)9640 USD / Month
5Barman (Male)6640 USD /Month
6Kitchen Helper (Male/Female)9670 USD / Month
7Waitress (Female)20650 USD / Month
Waiter (Male)15650 USD/month
8Room Boy (Male)18580 USD/ Month
9Painter7580 USD/ Month
10Electrician6580 USD/month
11Welder5580 USD/month
12Carpenter6580 USD/month
13Driver10580 – 1053 USD/ month
14Factory Worker20700 USD/month
15Plumber8580 – 1053 USD /month
16Laborer20460 USD/month